Skip to content
Artwork for Codka Ubax
ArtsSociety & CultureLeisure

Codka Ubax

Ismaaciil C Ubax

Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah. 

Play
  • 125 episodes
  • Avg 36 min
  • Somali

Support the show

Goes straight to the publisher. podnod takes nothing.

Counted on this page — what you have heard stays on this device, so it is not something the list can be paged by.
  • S10 · E2
    Sep 16, 2024 · 15 min

    SE10EP02 Waan Is Guursannay 2

    Send us Fan Mail Waa qaybtii labaad ee taxanaheennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan! Support the show

    • Transcript
  • S10 · E1
    Sep 13, 2024 · 13 min

    SE10EP01 Waan Is Guursannay 1

    Send us Fan Mail Waa taxane cusub oo la magac baxay "Waan Is Guursannay". Waxa uu xoogga saarayaa qisooyinka dhegaystayaasha ku xidhan Codka Ubax iyo jacaylada guulaystay. Waa qaybtii kowaad. Dhegaysi wacan! Support the show

    • Transcript
  • S9 · E7
    Jun 28, 2024 · 33 min

    SE09EP07 Fanka & Suugaanta: Nimcaan "Qays Galbeed"

    Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta, waxana maanta ku casuuman abwaanka da'da yar ee Nimcaan "Qays Galbeed". Dhegaysi wacan! Support the show

    • Transcript
  • S9 · E5
    May 10, 2024 · 32 min

    SE09EP05 Qoraalka & Dhaqanka

    Send us Fan Mail Muna Axmed Cumar waa qoraa wax ka qorta dhaqanka Soomaalida. Waxa aannu kala sheekaysannay isbedellada qoraalka, kuwa dhaqanka, iyo wacyiga bulshada. Dhegaysi wacan! Support the show

    • Transcript
  • S9 · E4
    May 3, 2024 · 25 min

    SE09EP04 Barnaamijka Caafimaadka: Qanjidka Thyroid

    Send us Fan Mail Maxaad ka taqaannaa qanjidhka thyroid-ka la yidhaa? Waa Dr. Mariam oo ka warramaysa isbeddelka ku yimaadda qanjidhkan iyo sida uu dadka u saameeyo. Dhegaysi wacan! Support the show

    • Transcript
  • S9 · E3
    Apr 26, 2024 · 33 min

    SE09EP03 Khilaafyada Soomaalida

    Send us Fan Mail Maxaa soo celceliya khilaafyada Soomaalida, taariikh ahaan sidee loo xallin jirey, caqabado noocee ah ayaa se hor taagan in tabashooyinka la xalliyo? Mawduucan waxa aan kala sheekaystay Cabdiraxmaan Sheekh Xasan "Musaabaqo". Dhegaysi wacan! Support the show

    • Transcript
  • S9 · E1
    Apr 12, 2024 · 24 min

    SE09EP01 Khalad-fahanka Baraha Bulshada

    Send us Fan Mail Siyaabo gurracan ayay Soomaalidu inta badan u adeegsataa baraha bulshada. Waxa aannu sheekaysannay Cabdillaahi Xasan Ganey. Dhegaysi wacan! Support the show

    • Transcript
  • S8 · E6
    Dec 10, 2023 · 12 min

    SE08EP06 Waa Layga Guursaday 13

    Send us Fan Mail Waa taxanihii "Waa Layga Guursaday", qaybtii 13-aad. Dhegaysi wacan! Support the show

    • Transcript
  • S8 · E5
    Nov 10, 2023 · 44 min

    SE08EP5: Dhuusamareeb

    Send us Fan Mail Waxa aannu magaalada Dhuusamareeb kula kulannay Prof. Axmed Salaad oo aanu kala sheekaysannay isbeddelka dhaqanka ku socda. Dhegaysi wacan! Support the show

    • Transcript
  • S8 · E4
    Oct 27, 2023 · 1 hr 3 min

    SE08EP04: Hadhiwaa

    Send us Fan Mail Hadhiwaa waa buugga cusub ee uu qoray Maxamed Haldoor, kaas oo uu kaga warramayo waayihiisa caafimaad iyo isbeddelkii ku yimid. Dhegaysi wacan! Support the show

    • Transcript
  • S8 · E3
    Oct 14, 2023 · 45 min

    SE08EP03: Murtida Maansada Urugo

    Send us Fan Mail Maansada Urugo waxa ay ku saabsan tahay qiso xanuun badan oo uu ka sheekayn doono Abwaan Cabdirisaaq "Bidixo", maansadeedana tirin doono. Dhegaysi wacan! Support the show

    • Transcript
  • S8 · E2
    Sep 29, 2023 · 23 min

    SE08EP02 Foosiya Rindai

    Send us Fan Mail Waxa aannu magaalada Stockholm kula sheekaysannay Foosiya Rindai. Support the show

    • Transcript
  • S8 · E1
    Sep 15, 2023 · 27 min

    SE08EP01 Dimuqraadiyaynta Tacliinta

    Send us Fan Mail Cabdi Maxamed Axmed waxa uu ka shaqeeyaa horumarinta afka iyo dhaqanka, waana Aasaasaha iyo Maamulaha Kitaab Cloud. Dhegaysi wacan! Support the show

    • Transcript
  • S7 · E11
    Sep 1, 2023 · 1 hr 9 min

    SE07EP11 Caweyska Boorama

    Send us Fan Mail Caweyska Boorama iyo Codka Ubax. Dhegaysi wacan! Support the show

    • Transcript
  • S7 · E10
    Aug 11, 2023 · 30 min

    SE07EP10 Beledweyn

    Send us Fan Mail Waxa aannu magaalada Beledweyn kula kulannay Cali Baarrey oo ah sugaanyahan, macallin iyo odhay-dhaqameed. Dhegaysi wacan! Support the show

    • Transcript
  • S7 · E9
    Jul 7, 2023 · 1 hr 11 min

    SE07EP09 Qays Qeyser

    Send us Fan Mail Qofku safarka wuu isku bartaa, dadkana wuu ku bartaa, Qays Qeyser ayaynu kala sheekaysan doonnaa naftiisa, ta dadka kale iyo riyooyinkiisaba. Dhegaysi wacan! Support the show

    • Transcript
  • S7 · E8
    Jun 16, 2023 · 37 min

    SE07EP08 Waa Layga Guursaday 12

    Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday", qaybtiisii 12-aad. Dhegaysi wacan! Support the show

    • Transcript
Showing 21–40 of 125 episodes