
Codka Ubax · Sep 24, 2022 · 1 hr 1 min
SE06EP05 Gabboodfallada Caafimaadka
0:00-1:01:21
transcript
show notes
Gabboodfallada caafimaadku waa maxay? Sidee loo maareeyaa marka khalad dhaco, dhibbanaha maxaa la gudboon, ma se jiraa xeer caafimaad oo dalka u yaal? Ma laga ganacsan karaa caafimaadka iyo daawooyinka, yaa se hubinaya tayadooda? Dhegaysi wacan!
links2